
Maxay Xiriirka Soomaaliya & Itoobiya Ugu Adag Yahay In La Fahmo?
Mararka qaarkood waxaad maqashaa:
Maanta: Soomaaliya & Itoobiya waa iskaashi ka wada jira Al-Shabaab la dirirka.
Berri: war baa soo baxa, khilaaf, hanjabaad, ciidan la bixinayo, hadallo kulul.

